Londoneyenet.com | Local and World News Update
 
 
 
Dowladdii 1960-1964 ee Madaxweyne Adan Cabduule Cusmaan iyo Ra’iisulwasaare Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
Markii July 1960-kii Xurnimada la qaatay, waxaa Madaxwayne Ku-meelgaar ah loo doortay mudane Aadan Cabdulle Cusmaan(Aadan Cadde) ... -
05 Jan 2009
Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Gudaha Soomaaliya oo lagu amray inay 5 maalmood ugu diyaargaroobaan bixitaan.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Itoobiyaanka oo Wakaalaha Wararka caalamka u sheegay in lagu amray 5 maalmood gudahood inay uga baxaan Soomaaliya .... -
01 Jan 2009
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo;
Waxaa dhowaan gabari ugu dhalatey Isbitaalka lagu magacaabo ST THOMAS ee ku yaallo Magaalada LONDON C/salaan Cali Raage iyo Faiso Abukar Max’uud.... -
30 Dec 2008
Duco loo sameeyay marxuum Dr Xuseen Bood oo ka dhacday magaalada London ee dalka Britain(FIIRSO SAWIRADA)
Munaasabaddan waxaa goob joog ka haa boqolaal Soomaali ah oo isugu jiray guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka mid ahaayeen dad ay wax isla soo barteen, isla soo shaqeeyeen ama isla noolaayeen.(FIIRSO SAWIRADA) ... -
28 Dec 2008
Cali Mahdi
Caydiid... -
22 Dec 2008
Taariikh Nololeedka Marxuum Xuseen Xaaji Bood oo kooban.
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN... -
21 Dec 2008
WAREYSIGII BILLE MADBACO COMING SOON
Waxaan dhowaan idiin soo gudbin doonnaa INSHA ALLAH, wareysi xiiso weyn u leh bahda sportiga Somaliyeed oo aan la yeelan doono Ciyaartoygi caanka ahaa ee xulka qaranka & kooxdii Madbacadda Qaranka Bille Cali Xamaali (Bille Madbaco)ee ha u deymo la'aan.... -
16 Dec 2008
Muqtaar Shuute Shariif oo loo magacaabey gudoomiyaha uruka Seuki ee qaban qaabiya ciyaaraha kubadda cagta ee dalka Sweden
Waxaa dhowaan ka dhacay dalka Sweden shirweyne loogu gogol xaarayey qaabkii loo diyaarin lahaa ciyaaraha xagaaga ee sanad walba ka dhaco magaalada Stockhlom...... -
14 Dec 2008
MIYAA LOO XIISAY MUDANE MAX’ED SIYAD BARRE ?
Sanad walba 21 oktobar waxaa Somaliya laga xusi jirey maalinta u gaarka ah ee dowladnimo taasoo shacabka somaaliyeed qiimo weyn ugu fadhidey. ... -
01 Dec 2008
Qaxootinimo iyo Qoomamayn - dhacdo la-yaab leh...!!
Koox Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo uu maan-qaaday u tahriibidda dalka Sacuudiga, ayaa iyaga oo markaas ku sugnaa magaalada Cadan ee dalka Yemen, oo ay Qaxooti ku ahaayeen, waxaa ay heshiis la galeen nin "Ma-naxe" ah oo lagu yiqiin xagga wax-tahriibinta. ... -
19 Oct 2008
INDHACADOW SHAN BILOOD SHIIKH LAGUMA NOQDO.
Qof Kasta Waxa uu yahay iskama badeli Karo Si Kasto oo Isku Ilaaliyo Qaabka BoliiskaDembi baaraha ah.... -
19 Oct 2008
Maxaad ka taqaan Ahmedou Ould-Abdallah??
Maxaad ka taqaan Ahmedou Ould-Abdallah: U qaabilsanaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya?.... -
19 Oct 2008
Taariikh nololeedkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xukuumad soo marta ugu waqtiga dheeraa Sarreeye Gaas Maxamed Siyaad Barre wuxuu ku dhashay magaalada Shilaabo ee dalka Itoobiya, wallow uu ku dooday intii in uu ku dhashay magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, sanadkii 1919kii. ... -
19 Oct 2008
Maxaad ka taqaanaa Ustaad Cabdalla Nuurdiin Axmed??
Alle ha u naxariistee abwaankii caanka ahaa ee Cabdalla Nuurdiin Axmed ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala xaafada Beexaani degmadaasi Shibis ee magaalada Muqdisho.... -
19 Oct 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Username:
Password:
Online Users: 2
Total Visits:  
Cali Mahdi 22 Dec 2008
 
 
Copy Right © 2008 Londoneyenet.com All rights Reserved