Londoneyenet.com | Local and World News Update
 
 
 
Muxuu Malakul-Mowdku Uga Dhamaan La,yahay Koonfurta Somaliya?.
Reer Qallaafo iyo agagaarkeeda dadka dega ayaa waxay ku maahmaahaan : Cimrigaaga oo raaga geel dhalaayana waa ku tusaa!.... -
19 Oct 2008
CAANAGEEL "KARFANTII SIYASIGA IYO KADEDKA SHACABKA".!
Aden Cabdulle Cusmaan madaxwaynihii u horreeyay ee Soomaaliya ayaa markii Cabdirishid Cali Sharmaake cod Baarlaman oo laaluush lagu bixiyay uga adkaadey ayaa waxuu yiri.... -
19 Oct 2008
Fatwo ka soo Baxday Dr. Cumar Iimaan.
Sheekh Cumar Iimaan Abuubakar oo ka mid ah Golaha Shuurada ayaa Culimo Soomaaliyeed waxa ay ugu fatwodeen Su'aalo badan. ... -
19 Oct 2008
Caanageel "Durdurada Shariifka iyo Digashada Yuusuf".
Hadda ka hor ayuu wareysi uu Cali Mahdi siiyey saxaafadda waxuu ku yiri... -
19 Oct 2008
Labada Korneel, Xabashi Bixideeda Waa U Shar, Shariifkana Waa U Sharaf.
Shirka Jabuuti muxuu kaga duwan yahay kulamadi horay loogu dhigay ummadda Soomaaliyeed si xal loogu helo arrimaha murugsan ee dalkooda ka jiray tan iyo inti afka dhulka loo daray rejiimki uu horkacayay Gen Maxamed Siyaad Bare. ... -
19 Oct 2008
Waxaa aan ugu baaqaayaa raiisal wasaare NUUR XASAN XUSEEN(Nuur Cadde) iyo Dowladdiisaba.
Waxaa aan ugu baaqaayaa raiisal wasaare NUUR XASAN XUSEEN(Nuur Cadde) iyo Dowladdiisaba in eey u aqoonsadeen magaalada Ceeldheer in eey tahay GOBOL.... -
19 Oct 2008
Waxaa na looga baahan yahay in aan ka qeyb qaadano horumarka deegaanadeena. By Mohamed Abdulle Osman( indhokorey) Malta.
scw waxaa mahad iska leh ilaah nabad gelyo iyo naxariis ilaah korkiisa haka yeelo nabdi maxamed run,ahaantii waxaa dareenkeyga soo jiitay walaalaha ka damqaday dadkooda iyadoo oo wadanku jiro xaalad adag waana mahadsan yihiin hadaa nahay dadka asal ahaan kasoo jeedo degmada ceel dheer iyo nawaaxigeeda.... -
19 Oct 2008
Degmada Ceeldheer & degaanada kale ee ku dhow hala horumariyo.
Degmada Ceeldheer & degaanada kale ee ku dhow hala horumariyo.... -
19 Oct 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54  Next
Username:
Password:
Online Users: 5
Total Visits:  
Cali Mahdi 22 Dec 2008
 
 
Copy Right © 2008 Londoneyenet.com All rights Reserved