| |
|
|
RONALDO OO FILAYA GUUL UGA SOO HOYATA YURUB “UEFA CHAMPIONS LEAGUE”
Christiano Ronaldo waxa uu rumaysan yahay in Man Utd ay dhinaca dhulka u dhigi doonto kooxda Inter Milan marka ay labada kooxood fooda isku daraan ciyaaraha la xiriira horyaalada yurub, waxa kale oo uu ciyaartoygu rumaysan yahay in guushaasi ay kooxda ku sii durkinayso ciyaarta kama danbeysta ah ee tartankaas.... - 10 Feb 2009
|
|
ARSENAL OO BAR-BARO KA TUUGTAY EVERTON.
Kooxda Arsenal oo sida la wada ogsoon yahay ka mid ah kooxaha ugu weyn dalka Ingiriiska, ayaa badanaa marka ay la ciyaareyso kooxaha itaalka darran ay ka xoogaan 3-da dhibcood ama waxay Arsenal si dirqi ah uga qaadataa kooxahaas hal dhibic.
... - 28 Jan 2009
|
|
WARYAA AAMUS ARSENAL WAXAAN DOORTEY SPAIN
Ciyaaryahanka lagu magacaabo Ashavin ee u dhashay dalka ruushka ayaa rajadiisu tahay inuu aado dalka Spain ka dib markii ay Arsenal ula imaadey kooxdiisa gor-gortan aad u liita taasoo kicisay dareenkiisa.
... - 26 Jan 2009
|
|
AC MILAN OO AFKA KU QAADATEY £ 110 MALYAN OO LACAGTA INGIRIISKA AH
Iyada oo beryahanba sarifkiisu aad u kacsanaa Carabka milyineerka ah ee iibsadey kooxda Manchester city una dhashay dalka Imaaratka carabta, ayaa gaarey hadafkiisii ahaa in Manchester city noqon doonto kooxda had iyo jeeraale laga hadli doono dalka Ingiriiska iyo marka loo jaleeco waqooyiga dalka Ingiriiska oo mar walba laga hadlo kooxda Manchester utd.
... - 15 Jan 2009
|
|
JOSE MOURINHO DROGBA WAA WIILKEYGA OO KALE
Tababaraha kooxda Inter Milan oo caddeeyey in ciyaaryahanka lagu magacaabo DROGBA uu yahay wiilkiisa oo kale mar uu ka hadlayey shir jaraa’id oo ay goob ka ahaayeen SKY ITALIA.... - 01 Dec 2008
|
|
ARSENAL OO KA BOGSOOTEY DHAAWACYADII SOO GAAREY
Gool dhaliyaha kooxda Arsenal Van Persie ayaa kooxdiisa ku amaaney sida ay uga bogsootey murugadii ku habsatey kooxdiisa, ka dib Markey 2-1 aan la fileynin kaga adkaadeen kooxda Chelsea oo ay deriska yihiin.... - 30 Nov 2008
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 Next |
|
|
|