| |
|
|
Massimo Oddo oo ku biiray kooxda Bayern Munich.!!
Difaaca wadanka Talyaaniga Massimo Oddo ayaa goor dhaweyd waxuu si deyn ah ugu biiray kooxda K/cagta ee Bayern Munich ee wadan Germany, waxaana warka oo soo baxay saaka xaqiijiyay tababaraha koxoda Munich Jurgen Klinsmann.... - 19 Oct 2008
|
|
Pele "Mesi waa Ciyaarihanka ugu wanaagsan Caalmka"
Khabiirkii hore ee K/cagta, laacibkii wadanka Brazil Pelel oo ku sugan wadanka China ee ay ka socdaan ciyaaraha Olombikada caalamka ayaa sheegay in laacibka da'da yar ee wadanka Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi uu yahay ciyaaryahanka caalamka ugu fiican "best player in the world".
... - 19 Oct 2008
|
|
Imisa ciyaaryahan ayaa la kala iibsaday ilaa iyo hadda?
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jose Antonio Reyes ayaa ugu dambeeyay kala iibsiga iyo wada xaajoodka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda..
waxaana Reyes uu kooxda Benfico ugu biirayaa si deyn ahaan ah, iyadoo kooxda Atletico Madrid ay xaqiijisay in laacibooda wadan Spain ay si ugu biirayo kooxda Benfica ee wadanka Portugal.... - 19 Oct 2008
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 Next |
|
|
|