Londoneyenet.com | Local and World News Update

Hasan Dahir Aweys oo sheegay in Xasan Turki ku biiray Alshabaab.
This article has been published at: Tue 02 Feb 2010 12: 35: 12 and viewed 90 Times
Londoneyenet.com
Guddoomiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo gallinkii dambe ee maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ku xigeenkiisii Sheekh Xasan C/llaahi Xirsi (Sheekh Xasan Turkey) iyo saraakiil kale oo ururka ka tirsanaa ay ku biireen Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin.<?xml:namespace prefix = o ns = "urn:schemas-microsoft-com:office:office" /><o:p></o:p>

Sheekh Xasan Daahir wuxuu sheegay in tallaabadaas ay iyagu qaateen ayna wataan in yar oo ka mid ah dagaalyahannada Raaskambooni, balse inta badan kooxdaas ay weli baaqi ku tahay Ururka oo ay ka mid yihiin.<o:p></o:p>

"Waa xaqiiqo in Sheekh Xasan Turkey iyo saraakiil kale oo ka mid ahaa Xisbul Islaam ay ku biireen Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin, balse qorshahaas ma ahayn mid aan isla ogeyn aniga iyo xubnaha ku biiray kooxdaas" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir oo xirnaa dharka ciidamada.<o:p></o:p>

Guddoomiyaha Xisbul Islaam wuxuu sheegay in go'aankaas uu yahay mid iyaga u gaar ah, qaarkoodna ay horay uga baxeen ururka, isagoo sheegay inuu aad u jecel yahay inay midoobaan Mujaahidiinta, balse tallaabadaas ay ahayd mid guracan.<o:p></o:p>

"Xarrakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo innaga waxaa inoo dhexeeyay heshiis ah inaanan ciidamada kala wadan, waxaana u arkaan arrintan ay walaaluhu sameeyeen mid aad u fool xun laguna jabiyay heshiiskii hore" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys.<o:p></o:p>

Mar uu Sheekh Xasan ka hadlay arrinta ku saabasn in Al-Qaacida ay Soomaaliya ka waddo howlgallo ayuu sheegay in ururkiisa uu soo dhaweynayo dagaal walba oo jihaad ah, inay midoobaan iyaga iyo walaalaha kale ee Islaamka ee caalamka dagaallada uga jirana ay tahay mid uu soo dhaweynayo.<o:p></o:p>

Wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday dilal qorsheysan oo dhawaanahan loo geysanayay saraakiil ka tirsan ururka uu hoggaamiyo ee Xisbul Islaam ayuu sheegay inay aad uga xun yihiin ayna cambaareynayaan tallaabooyinka noocaas oo kale ah.<o:p></o:p>

"Haddii laba urur la yahay waa jiraysaa wax xoogaa is-riix-riix ah, labada dhinacna waa dhacaysaa inay xurgufo dhexmaraan, waxaas oo dhanna waa wax dhaca, anigu waxaan ku talin lahaa in laga digtoonaado falalkaas oo kale" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir.<o:p></o:p>

Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay dagaalladii ku dhexmaray Xarrakada iyo Xisbiga Gobolka Jubbada hoose, wuxuuna sheegay inay weli ka jiraan gobolkaas loona baahan yahay in laga baxo oo Mujaahidiintu ay isku saf galaan si loo guulaysto.

Londoneyenet.com<o:p></o:p>

Username:
Password:
Online Users: 6
Total Visits:
Cali Mahdi 22 Dec 2008

Copy Right © 2008 Londoneyenet.com All rights Reserved