Baroor diiqa Allaha u naxariistee Mudane Faarax Sandiko
Waxaa dhamaan bahweynta cayaaraha la ogeysiinayaa in Allaha u naxariistii Mudane FAARAH WEHELIYE CADDOW SANDIKO loo sameyn doono BAROOR DIIQ, kaasoo lagu qaban doono xaafadda ACTON addresska hoos ku qoran.
Waxii faah-faahin ah kale xiriir: Max’ed Buwe, Biriq, iyo Max’ed Cali Weerow
Acton Vale Community Centre off Beech Avenue
Acton W3 7J2.