Waxaa dhowaan gabari ugu dhalatey Isbitaalka lagu magacaabo ST THOMAS ee ku yaallo Magaalada LONDON C/salaan Cali Raage iyo Faiso Abukar Max’uud.
Waxaana hambalyo iyo bogaadin u diraya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo kale ah:
Faadumo Cali Raage iyo Caruurteeda
Istar Cali Raage, C/fataax Geedi iyo caruurtooda
Laylo Cali Raage, Faysal iyo caruurtooda
Dahir C/dulle, xaaskiisa iyo caruurtooda
Axmed C/dulle, xaaskiisa iyo caruurta
Cabdi Jay, xaaskiisa iyo caruurtooda
Hodan Max’uud, Odageeda iyo caruurteeda
Xamdi Cali Raage, iyo C/risaaq Sh. Shaafici
Xaawolul Xaaji Cabdi, Odageeda iyo caruurteeda.
Waxay dhamaan dadkan kor ku xusani hambalyo u dirayaan C/salaam Cali Raage iyo Faiso Abukar oo dhowaan gabari ugu dhalatey magaalada LONDON waxayna leeyiin gabar iyo caano, ilaahna ha ka dhigo gabadhii diinteeda dadkeeda anfacda (Amiin).
Londoneyenet.com